Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqooyinka xilliyada kuleeylaha oo la filayo in ay soo bataan

La daabacay måndag 11 mars 2013 kl 16.45

Waxay u ektahay in xagaaga sannadkaan ay jiri doonta shaqooyinka badan oo ah sommarjobb. Sidaas waxaa muujinaya tirkoobka uu soo ban-dhigay ururka degmooyinka iyo gobalada ee SKL iyo laanta shaqada ee arbetsförmedlingen.

Sannadkii hore ayaa degmooyinka waxey bixiyeen 68 000 oo ah sommarjobb laakiin sannadkan ayaa SKL waxey rajeyneysaa in shaqooyinka intaas ka badan doonaan.

Dhanka laanta shaqada arbetsförmedlingen ayaa ayadu sheegay in ay gacanta ku hayaan in ka badan 2000 shaqooyinka sommarkii hore banaanaa. Tirada shaqo oo ilaa hada banaan oo laanta arbetsförmedlingen soo gaarey ayaa ah 30 800 oo sommarjobb ah.

Isha TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".