Nus milyan Twitter koonto

Inta qof umada Iswedhen ee isticmaasha aalada bulshada ee Twitter ayaa korartay. Ku dhawaad nus milyan qof ayaa maanta isticmaala Twitter dalkaan Iswedhen, sida ay baaritaan ku ogaatet shirkad isgaasiin oo la yiraahdo Intellecta.

 Dadka ay isticmalka Twitter badatey ayaa ah dhallinyarada, gaar ahaan dumarka aan ku nooleyn magaalooyinka waaweyn.

Twitter ayaa ah aalad internetka oo ay bulshada macluumaad isku dhaafsadaan.

Isha P3 Nyheter

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".