Foto: Markus Schreiber/Scanpix

Iswedhen oo heysaneysa tirada kuraas ay ku leedahay barlamaanka EU

Maanta waxaa qatar ku jirey in Iswedhen weydo kursi kamid ah koraasta ay ku leedahay barlamaanka EU. Laakiin dhowr daqiiqo ka hor ayuu barlamaanka EU go'aamiyey in Iswedhen ay heystado kuraasteeda barlamaanka EU ku leedhay.

 Arintaan ayaa sabab u ah kadib markii ay ka korartey tirada xildhimaan ee uu sharci barlamaanka EU ogalayahay. Shariciga ayaa dhigaya in tirada xildhimaanadu ahaadaan 750 oo uu ka maqanyahay xisaabtaas gudoomiya barlamaanka laakiin tirada xildhimaanada ayaa mantaa ah 754 maada ay korartey wadama kamid noqdey EU. Saas darteed ayaa la doonayey in la dhimo tirada xildhimaanada ku jira EU. waxaa waqti dheer laga baaran degayey wadama laga dhimayo tiradaas, wadmada isha lagu hayey ayaa waxaa ku jirey Iswedhen balse go'aanka barlamaanka EU uu manta gaarey ayaa kamicno ah Iswedhen ay heysaneyso tirada koraasta ay ku leedahay barlamaanka EU.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".