Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Baker Karim. Sawirle: Arash Mokhtari/P3 Nyheter

Handadaad loo geeystay liis uu qoray dartii filim sameeye Baker Karim

Filim-sameeyaha Baker Karim oo dhowaantan soo ban-dhigay liis dood dhaliyey oo ey ku qoraayeen dadka jinsiga madoow ee ku howl-gala xirfadaha dhaqanka tusaale ahaan masraxyada, jilidda aflaanta, riwaayadaha iyo wixii la mid ah ayey soo gaareen e-maylo qoraallo ah oo watey farriimmo hanjabaad iyo neceyb lagu muujineyey, kuwasi oo kor u dhaafayey tobaneeyo kun, sida uu sheegay, mar uu wareeysi siiyay idaacadda la iska daawado ee SVT.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".