Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin loo qabtey gabar Kumla isku dishey

La daabacay torsdag 14 mars 2013 kl 10.33
Ubax dadku dhigeen goob xasuusdey gabarta Kumla isku dishey asbuucii hore.Foto: Jonas Eriksson/Scanpix

Booliska ayaa qabtey nin lagu tuhmayo denbi galmo in uu u geystey gabar 13 sanno jir aheydd oo isku deshey magaalada Kumla.

Ninkaan oo ay booliska qabteen shaley galab ayaa da'diisa lagu sheegay 45 sanno jir waxaan lagu tuhmayaa in caruur aan qaan gaar sawiro qaawenaanshu ah ka qaadey. Mid kamid ah dhibaneyaasha ay ah gabartaa 13 snno jirta aheyd ee isku dishey Kulma jimcihii hore, iyo gabar kale oo ayada ku da' aheyd.

Sida wargeyska aftonbladet qorey ninka ayaa gabdhaha sawir qaawanaansho ah ka qaadey kabacdii ugu goodiyey in uu internetka geliyanayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".