Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Foto: Drago Prvulovic/Scanpix

Iskuullo ku yaala magaalada Malmö oo la xirey kolkii hub laga helay

Afar Iskuul oo ku yaala magaalada Malmö ayaa la xirey maanta oo jimco ah kadib markii laga helay hub iskuul layiraahdo Heleneholmsskolan. Sida uu qorey wargeyska Sydnytt hubka ayaa laga helay saqafka kore ee dhismaha iskuulka.

Ciidanka Booliska ayaa hada ka baaraya hub kale sadex iskuul oo ku dhagan iskuulka Heleneholmsskolan.

Ardeyda iskuulada oo tiradoodu tahay 1300 oo ardey ayaa la fasaxey inta ay iskuulada ka socoto baaritaan oo la filayo in la soo gabo-gabeeyo isla maantaba.

Isha: SVT, Sydnytt iyo TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".