Hoolka ay wakiilada Muderat-ka ku kulmayaan magaalada Karlstad oo buuxa. Foto: Lisa Olaison/Scanpix.

Xisbiga Muderaatka oo codad ka raadsanaya baaxadda dalka oo dhan

Maanta waxaa magaalada Karlstad kulan ku yeelanaya 2 000 oo ah weliikada xisbiga Muderat-ka oo iskaga kalo yemid dalka Iswedhen oo dhan. Kulanka ayaa waxaa qodbad ka jiidin donna Kent Persson oo ah xoghaya xisbiga.  

Qoddbadaas oo uu kaga hadli doono muhiimada ay leedahay in la burburiyo waxuu u arko oo ah in xisbiga siyaasadiisa ku dhisantahay magaaalo madaxda Stoclkholm.

Waxuuna aaminsanyahay in ay siyaasado ahaato mid soo jiidata shaqsiga meel kastoo uu dalka ka deganayahay iyo sidoo kale in degmooyinka dhiiro geliyaan shirkadaha lokalka ah.

- Jaabta ay tahay in aan dadka siino waxa weeye in aan rabno in aan hormarino dhabaha xisbiga qaatey ee ah dhiiro gelinta shaqada. Laakiin sidoo kale waxaan ku howlanahey sidii aan dadka oo dhan wadanka shaqo loogeyn lahaa. Taas ayaa laf-dhabar u noqon doonta olalaheena doorashada 2014, ayuu yeri Kent Persson xoghayaha xisbiga Muderat-ka mar uu wareysi siinayey laanta Ekot.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".