Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Hannes Ewehag/Sveriges Radio.

Guddigii dhexdhexaadinta oo joojiyay shaqa ka fariisi la damacsanaa

Cabsi laga qabey in lagu tallaabsado shaqa ka fariisi berito oo salaasa ah ayaa meesha ka baxay, sida ay qortay hayadda wararka ee Iswiidhen oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaanno TT.

Guddiga dhexdhexaadinta ayaa ku tallaabsaday go'aan ah in dib loo dhigo shaqa ka fariisiga, middaasina oo uu xeerku u ogolaanayo, hase yeeshee aan inta badan la tiigsan.

Isha/ TT

                                                                             kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".