Sawirle: Bertil Ericson/Scanpix

Cayilka badani wuxuu waxtar u leeyahay bukaanka cudurada wadnaha

Cilmi-baaris ay samaysay jaamicadda "University College" ee London waxay muujinaysaa in dadka miisaanka badan oo qaba cudurada wadnaha ama xididada ay ku noolaan karaan nolol toddoba sano ka badan tan dadka miisaankoodu caadiga yahay.

Khubarada cilmaga caafimaadku ma sheegi karaan sababta ay dadka miisaanka badani uga cilmi dheer yihiin dadka kale maadaama uu caafimaadkoodu badanaaba liito, laakiin cimri-baaraha Mark Hamer ee jaamicadda "University College" oo BBC u warramay wuxuu sabab uga dhigay in ay dhakhaatiirtu si xooggan ugu hawlan yihiin daryeelka dadka miisaanka badan.

Isha: Dagens Nyheter

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".