Dugsiga Jasmin ee Norrköping

Dugsiga Jasmin oo albaabadda loo laabay

Dugsi ey dhigtaan dhallaan soomaaliyeed oo ku nyaala nawaaxiga Norrköpingayaa albaabada loo laabey iyada oo middaa sabab looga dhigey cillado lagu helay.Hoosta guji oo ka daalaco farriin dheeriya oo ay qortay hayadda kor-meerka iskuullada oo .

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".