Carwada-UF 2013. Sawirle: Kenadid Mohamed

Habka cunna karinta soomaalida oo ku soo baxay luuqadda Iswiidhishka

Cunnadu waxay isu soo dhoweeysaa bulshooyinka kala duwan
17 min

21-ka maarso oo ku beegan maanta oo khamiis ah ayuu koowda duhurnimo ka furmi doontaa magaalada Uppsala carwo uu soo abaabulay ururka madaxa-bannaan ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno UF (ung företagare - shirkadleyda da'da yar), midkaasina oo ey ka qeeyb-qaadana doonaan 149 shirkado dhallaan oo ka kala socda 19 ka mid ah dhallaanka dhigta fasalka ugu dambeeya ee dugsiyada sare ee nawaaxiga Uppland.

Hanna Xasan Axmed, oo da'deedu tahay 19-an jir waxay kula dhaqan tahay waalidkeed carriga Tierp ee nawaaxiga uppland, waxay ka mid tahay dhallin-yarada ka qeeyb qaadan doonta carwada halkaasi lagu soo ban-dhigeyo. Hanna Xasan Axmed oo aan khadka telefoonka ku wareeysanay ayaa nooga warrantay carwada iyo kaalinta ay ka geeysan doonto:

                                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".