Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ruux ku geeriyooday shilal ka dhacey waddooyinka dalka qaar ka mid ah

Ruux ayaa ku geeriyooday halka ey dhowr kalena ku dhaawacmeen shil ey qeyb ka ahaayeen dhowr gawaari waddada E22 nawaaxiga carriga Ålem ee Mönsterås.
Bas, gaari kuwa xamuulka iyo laba gaari oo yaryar ayey ahaayeen gawaarida shilka ka dhex dhacey, iyadoona uu dhulku yahay mid lagu siibaneyo.

Dhanka kale waxaa waddada ka baxay maanta gelinkii hore, hase yeeshee uu celiyey barafkii tuunsanaa waddad dhinaceeda bas ey saarnaayeen 30 ardey, sida ay ku soo warrantay laanta wararka P4 ee Kristianstad. Mid ka mid ah dhallaanka ayey soo gaareen dhaawacyo fudud.

                                                                             kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".