Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciyaar ey caawa isku hardineyan xulka kubbada cagta Iswiidhen iyo Irland

Cayaartooyda qaranka Iswiidhen ee kubbadda cagta ayey caawa isku hardiyi doonaan garoonka kubbadda cagta Istockholm dhiggooda ee dalka nIirland. Halka uu hogaamiyaha kooxda qaranka kubbadda cagta ee Iswiidhen Erik Hamrén uu shaaca ka qaadey magacyada cayaartooyad xulka u soo safan doonta iyo weliba boosaska ey ka ciyaari doonaan.

Xulka Iswiidhen: 1 Andreas Isaksson - 2 Mikael Lustig, 4 Andreas Granqvist, 3 Jonas Olsson, 5 Behrang Safari - 7 Sebastian Larsson, 9 Kim Källström, 6 Rasmus Elm, 19 Alexander Kačaniklić - 10 Zlatan Ibrahimović, 11 Tobias Hysén.

Baddeleyaasha: 12 Johan Wiland, 23 Kristoffer Nordfeldt - 8 Anders Svensson, 13 Erton Fejzullahu, 14 Per Nilsson, 15 Mikael Antonsson, 16 Pontus Wernbloom, 17 Oscar Wendt, 18 Samuel Holmén, 20 Ola Toivonen, 21 Jimmy Durmaz, 22 Erkan Zengin.

                                                                      kenadid.mohamed@sr.se

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".