Xaaladda dhaqaale ee Qubrus oo u muuqata mid xal loo heley

Waddammada ku bahoobey ururka dhaqaalaha ee lacagta Euro-oga ayaa xalay heshiis ey u dhan yihiin ku gaarey is-bedel lagu sameeyey qorshihii xalka loogu raadinayey dalka Qubrus sidii uu ku heli lahaa dayn deg-deg ah  lahaa, midkaasina oo ey horay xubnaha baarlamanka ee dalkaasi maya ugu codeeyeen.

Qorshaha diidmmada lagala hor-yimid ayaa la xiriiray in qidmad mar un keliya ah laga qaado dhammaan qasnadaha lacagta ee bangiyada dalkaasi, halka iminka lagu heshiisyey in culeeyska ugu ballaaran la saaro labada bangi ee dalka ugu weyn.

                                                                      kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".