Maalmaha qooysaska muslimiinta

Xasuusinta dhallaanka ee dhaqankooda xilliyada fasaxa ey ku jiraan

Waan ku talo-galney in la casumo culimo taabac-san nidaamka dalka
8:13 min

Galab-nimada maalinta jimcada ee foodda innagusoo heysa bishuna ku beegan tahay 29-ka maarso waxaa xarunta carwada ee xaafadda Älvsjö ka bilaabmi doona markii ugu horeeysay kulan socon doona saddex maalmood oo loogu magac-darey ”Maalmaha qooysaska muslimiinta”. Kulankan oo ey soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ururrada muslimiinta ee Iswiidhen ka aloosan eyna ka mid yihin ururrka daladda muslimiinta, ururka dhallin-yarad muslimiinta iyo uruk Ibnu-Rushdie ayaa lagu qaban doonaa muxaadarooyin ku bixi doona lix luuqadood oo uu ka mid yahay af-ka soomaaliga iyo sidoo kale luuqaddaha: iswiidhishka, ingiriisiga, carabiga, turkiga iyo luuqadda ay ku hadasho qoowmiyadda boosniyanka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".