Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka xanuunka isku qora oo soo badanaya

Dadka xanuunka isku qora Iswiidhen ayaa labadii sano oo ugu dambeysey cirka isku shareeray. Xafiiska Caymiska ayaa qoraal uu soo saaray ku muujiyey in tirada dadka xanuunka isku qora ay kor u kacday boqolkiiba 35 marka laga soo bilaabo sannadkii 2010.

Sababta kororkaas ayaa ah in xanuunada wakhtiga gaaban ay ku soo bateen dadka shaqeeya, in kastoo xanuunada la isku qoraa ay aad ugu soo bateen dhallinyarada.

Kororku wuxuu kaloo ku xiran yahay dadka shaqala’aanta ah oo wakhti dheer xanuun ku qornaada.

Tirada dadka xanuunka ku qornaa sannadkii 2010 ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyey. Qoraalka Xafiiska Caymiska ayaan ka bixin jawaab cad sababta ay dadka xanuunka isku qoraa u soo bateen.

Isha: Ekot

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".