Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dacwaddii kufsi-kooxeedka oo qashinka lagu daray

Publicerat onsdag 27 mars 2013 kl 13.42

Baaritaanka dacwaddii tuhunka ahayd oo ku saabsanayd in koox rag ahi bishii Jannaayo ku kufsadeen gabar xaafadda Sundbyberg ayaa la joojiyo caddayn la’aan awgeed. Boliiska nawaaxiga galbeed ma hayaan wax markhaanti ah. P4 Stockholm ayaa soo werisay in sawiradii kaamerada wax ilaalisa aan laga helin wax natiijo ah.

Gabadha ayaa sheegtay in ay shan qof oo raga hi ay weerar ku soo qaadeen iyadoo ka timid suuqa Sundbyberg kuna socota gurigeeda. Sida boliisku sheegayna shan nin ayaa gabadhaas ku kufsaday marshabiyeediga waddada.

Isha: TT/P4 Stockholm

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".