Qalinle Dayib, xisbiga Dhexe. Sawirle: Qalinle

Maxaad kala socotaa kulankii aan caadiga ahayn ee xisbiga Dhexe

Natiijo wanaagsan ayaa laga gaarey-waxaa guuleeystey dimoqoraadiyaddii
15 min

Kulankii aan caadiga ahayn oo ey isugu yimaadeen xubnaha xisbiga Dhexe C ee u qabsoomey gabagabadii toddobaadkii ina dhaafey 22-24 maarso ayaa lagu ansixiyey qorshihii mustaqbalka ee xisbiga (ide programmen), mdkaasina oo dhaliyay dood aad u ballaaran horraantii sannadkan. Haddaba waxaa suurtagal noo noqotey in aannu su'aalo ka weydiinno xubin ka tirsan xisbiga Dhexe, kana mid ahaa xubnihii kulankaasi goob-joogga ka aheyd, Qalinle Dayib oo noogga warramay goobtii iyo habkii kulankaasi u dhacay iyo natiijadii laga gaarey:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".