Håkan Nilsson, madaxii ciidammada ee la dagaalanka burcadbadeedda 2010. Sawirle Kenadid Mohamed

Dhallaanka haddaan shaqa la siin istaagi meyso burcad badeeddu

Wada-shaqeeyn way jirtaa laakiin ma gaarsiisna halkii looga baahnaa
7:44 min

Lixda bisha abriil ee foodda innagu soo haysa ayey howl-galkooda ka bilaabi doonnaan muddo afar bilood ah qaar ka mid ah ciidammada badda ee dalkan Iswiidhen gacanka cadmeed iyo bad-weynta Hindiya. Ciidammadaasina oo dhabbada iminka ku sii jira. Dhanka kale kulan maalintii salaasada ka dhacay magaalada Istockholm ayaa looga hadley buracad-badeedda nawaaxiga xeebta Soolaaliland. Kulankaasina uu goob-joog ka ahaa Cabdiraxmaan Maxamed Cadillaahi Cirro, af-hayeenka baarlamanka ee maamulka Soomaaliland:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".