Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Naadiyada isboortiga carruurta oo kaalmada dhaqaale laga joojinayo

Publicerat tisdag 2 april 2013 kl 13.41
Sawirle: Tomas Oneborg/Scanpix

Waraysi ay SVT sameysay wuxuu muujinayaa in siyaasiinta degmooyinka dalka badankood ay aqbali karaan in ay joojiyaan kaalmada dhaqaale oo la siiyo naadiyada isboortiga carruurta.

Waxaa waraysiga ka qaybgalay guddoomiyayaasha demooyinka oo tiradoodu gaareyso ilaa 200 oo qof. Natiijada ka soo baxdayna waxay muujineysaa in tobankii qofba lix ay qabaan in naadiyada isboortiga carruurta ilaa 13 jirka ah aysan degmooyinku siin doonin kaalmo dhaqaale.

Waxay naadiyada isboortigu ay halkaa ku waayi doonaan lacag aad u badan. Degmooyinku waxay sannad walba toos u siiyaan naadiyada lacag dhan hal bilyan oo karoon iyo weliba lacag intaa ka badan oo kaga baxda sicirada oo wax laga dhimo iyo socodsiinta xarumaha naadiyada.

Isha: SVT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".