Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Johanna Storm/P4 SR Göteborg

Haweeney meydkeeda laga heley xaafadda Älvsjö

Haweeney ayaa xalay fiidkii meydkeeda laga heley aqal ku yaala xaafadda Älvsjö oo dhacda koonfurta magaalada Istockholm. Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigey laban in oo loo tuhun-san yahey dilka haweeneyda.

Ciidanka ammaanka ayaa illaa iminka afka ka xirteay sidii ey war-bixin uga dhiibi lahaayeen dhacdadaa, hase yeeshee sheegeen in laga war-sugo baareyaasha ku howlaan fal-dembiyeedka.

Mid ka mid ah labada nin ayaa ciidanka ammaanka telefoon ku war-geliyey dhacdada, iyadoona ay dhammaan labada nin iyo haweeneyda meeydkeeda la heleyba ey da'doodu soddomeeyo tahay.

Isha/ TT

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".