Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tareemmo badan oo howsha laga saarey

La daabacay onsdag 3 april 2013 kl 11.00

Laga bilaabo bilowgii sannadka illaa 20-kii bishii maarso ayaa howlihii rakaabka laga fariisyey tobankii tareenba sagaal ka mid ah ee ka howl-gala masaafada u dhexeeysa magaalooyinka Umeå iyo Luleå, iyadoo middaa lagu sababeeyey iney ku shaqeeyn kari waayeen hawada qabow, sida lagu sheegey idaacadda la iska-daawado ee Tv4.

Kharashka kaga baxay shirkadaha tareemmadaa ee dib u dhucu hor-seeday ayaan illaa hadda la xaqiijin, hase yeeshee uu Tomas Hedenius oo u hadlayay shirkadda Arriva oo qandaraas ku heshay u sheegay idaacadda Tv4 in dib u dhacyadaasi sababeen kharash aad u fara badan.

Isha/ TT

                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".