Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Baaritaan la xiriira xusuusta bani'aadamka

La daabacay onsdag 3 april 2013 kl 18.30
Xusuustii ayaa qaar dib u soo noqotay
1:02 min

Dadyoowga uu asiibo cudurka dhimir beelka ayay mararka qaarkood dhacdaa iney dib xusuustooda ugu hantaan.

Iyada oo lagu turxaan-bixineyo far-shaxanka iyo howlaha la xiriira abuuridda (abuuritaanka).

Caalinka Axel Holmbom Larsen oo muddo sannad iyo bar ah u qorsheeyey sidii ey afar ruux oo uu asiibay cudurka dhimir beelku iney qeyb ka noqdaan doodo la xiriirey carwo far-shaxan ee lagu soo ban-dhigey madxafka far-shaxanka ee magaalada Malmö. Dabadeed loo fasaxey iney abuuraan far-shan qudhoodu iyadoona uu hagayay shakhsi xirfad hoowshaa u leh:
- Waxaa la dareemey in dadka qaarkii kaga wanaagsanaadeen sidii ey fikir-hadalkooda u soo ban-dhigaan. Iney sidii hore si ka wanaag-san kana badan u hadlaan oo aaney u baahneyn taageero la mid ah middii ey horay u heli jireen ama baahida ugu qabeen. Waxey ahaayeen is-bedello noo muuqdey.

Isha/ Ekot

                                                               kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".