Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Jenny Pettersson

Xukun maxkamadeed oo dib loo digay

Maanta gelinka hore ayey ahayd in maxkamadda rafcaanka ee Svea hovrätt ay ku dhawaaqdo in kalkaaliyaha caafimaadka gargaarka degdegga ah ee SOS ay gashay fal dembi kadib markii ay diidday in ay ambalaas u dirto wiilkii 23 jirka ahaa Emil Linnell. Laakiin daqiiqaddii ugu dambeysey ayaa xukunkii dib loo dhigay shaqada oo maxkamadda ku badatay awgeed.

Waxaa xukunka lagu dhawaaqi doonaa 11 abriil.

Kalkaaliyaha gargaarka degdegga ah ee SOS ayaa lagu soo eedeeyey in ay sabab u hayd dhimashada qof kale laakiin maxkamadda degmada Stockhoolm ayaa sii deysey. Maxkamadda degmadu waxay aragtay in aysan suurta gal ahayn in la caddeeyo in Emil Linnell uu noolaan lahaa haddii uu heli lahaa daryeelka ambalaasta.

Isha: TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".