Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Daawada loo yaqaan Tamiflu oo dib loo baarayo

Sawirle: Natacha Pisarenko/AP/Scanpix.

Iyadoo muddo dheer cadaadis lagu hayey ayey hadda shirkadda daawooyinka samaysa ee Rocke oggolaatay in ay soo gudbiso 74 macluumaad oo ku saabsan daawada Tamiflu. Waxaana macluumaadka laga soo ururiyey daawadaas baaritaan ku samayn doona hay’ad aan ganacsi ahayn.

Daawada Tamiflu ayaa lagu kaydiyey Iswiidhen iyo dalal kale oo badan si loo isticmaalo haddii uu yimaado cudur faafa oo dunida asiiba. Waxaase khubaro badan laga soo xigtay in aysan daawadani waxtar u lahayn sida shirkadda Roche ku doodeyso.

Isha: Ekot

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".