Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Detta är sändningsledningen vid Sveriges Radio med ett viktigt meddelande till allmänheten i Sundsvalls kommun, Västernorrlands län. Det brinner i ett ställverk utanför Stockvik med kraftig rökutveckling. Räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Västernorrland.
(Publicerat igår kl 23.44)

Daawooyinka cuntada lagu kabo oo laga helay daroogo

Mid ka mid daawooyinka cuntada lagu kabo oo oo loo yaqaan Craze, aadna looga iibsado Iswiidhen, ayaa laga helay maaddooyin u eg daroogada amfetamiin. Wakaaladda warbaahinta telefishanka ee SVT qaybteeda Västnytt ayaa baaritaan ay u xilsaartay Hay’adda qaranka shaybaarka dembiyada ku ogaatay waxa daawadaan ku jira.

Waxaa kaloo laga helay maaddooyinka kale oo u eg meetaamfetamiin oo ah maaddo dunida looga aqoonsaday in ay ka mid tahay noocyada daroogooyinka.

Sida laga soo xigtay hay’adda ka hortagga sunta waxaa waxyeelooyinka ay daawooyinkani reebaan ka mid ah fudayd aad ah, murqaha oo isgundhiya, socodka wadnaha oo khalkhal galo iyo qofka oo jahawareera.

Isha: SVT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".