Telia oo laga dhimay magdhaw horay loogu xukumay

Maxkamadda arrimaha sayladda ganacsiga ayaa wax dhintay magdhawgii horay loogu Telia Sonera maadaama ay sannadihii 2000 ilaa 2003 si xun isticmaashay heerka muhiimka ah oo ay kaga jirto telefoonada internet laga dirsado oo loo yaqaan ADSL.

Waxaa shirkadda horay loogu xukumay in ay bixiso magdhaw kor u dhaafay 140 milyan oo karoon. Maxkamadda arrimaha sayladda ganacsigu waxa ay hadda magdhawgaas hoos ugu dhigtay lacag gaareysa ilaa 35 milyan oo karoon.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".