Sawirle: Bertil Ericson/Scanpix.

Nin lagu tuhunsanaa geeridii taksiile 64 jir ah oo oodda laga qaaday

Oodda ayaa laga qaadey ninkii labaad ee loo hayey tuhun la xiriiray inuu gacan ku lahaa dilkii loo geeystay 64-tan jir taksiile ah, falkaasina oo ka dhacay xaafadda Solna habeen-nimadii arbacadii ina dhaaftay.

Ninka dareewalka taksiilaha ayaa meeydkiisa laga heley gaarigii uu waday agtiisa, hase yeeshee baaritaan lagu sameeyay meeydkiisa aan lagu arag oogadiisa wax dhaawacyo dil ah oo loo geeystey.

Isha/ TT

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".