Cumar Mustafa oo ka degay xilalkii uu u hayay xisbiga S

Cumar Mustafa oo dhowaantan shir-weynihii xisbiga Sooshiyaal-dimoqoraadigu ugu doortay xubin-dhowre hoggaanka sare ee xisbiga ayaa iska casilay dhammaan howlihii uu xisbiga u hayay, middaasina oo ey ka dambeeysay tuhun laga qaaday jagada hogaamiye-nimo ee ka hayo ururka isku-tagga ururrada muslimiinta ee dalka.

Go'aankaasina oo uu Cumar Mustafa ku dhawaaqay inuu qaatay fiidnimadii sabtidii ina dhaaftay.

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista