Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Farmashileeyda oo ganacsigoodu hoos u dhacay

Iyada oo ey kor u kaceen sannadkii tagay tirada farmashiyada ayey dhanka kale hoos u dhaceen dawooyinka ey iibiyaan, iyadoona ey iminka xoogga saareyaan sidii ey kor ugu qaadi lahaayeen iibka dawooyinka dabiiciga ah iyo fiitamiinnada.

Wixii ka dambeeyey sannadkii 2009 ayaa dalka laga furey farmashiyeyaal gaareya 345 farmashiye, sida uu war-bixin-sannadeedkiisa ku sheegay ururka farmashileeydu. Hase yeeshee iyada oo ey furan yihiin muddo ka badan saacadihii ey furnaan jireen, isla-markaana ey tiradoodu kor u kacdey ayaa dhanka kale uu hoos u dhacay ganacsigooda. 0,2 bilyan oo koron ayey sannadkii tagay hoos u dhacay dhaqaalihii ganacsiga farmashiyeyaasha ee daawooyinka aan u baahneyn inuu dhakhtar soo qoro. Isha/ TT.

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".