Sawirle: Karin Nilsson/Scanpix.

Bannaanbixii ururka ranjiilayda oo baaqday

Heshiis dhex marey garabyada suuqa shaqada ee ururka shirkadleyda iyo shaqaalaha ranjiileyda ayaa ka dambeeyay inuu baaqdo shaqa ka fariisi uu horay ugu hanjabay iney geli doonaan xubnaha ururka shaqaalaha ranjileydu, kadib kolkii garbuhu adeeceen farriintii guddigii dhexdhexaadinayay labada garab.

Heshiiskan oo socon doona muddo saddex sannadood ah ayaa ku jooga dhabbadii hesiiskii ururrada shaqaalaha war-shaduhu horay u gaareen iyo in kor loo qaado mushaarooyinka shaqaalaha 6,8%.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".