Sawirle: Claudio Bresciani/Scanpix

Baahida guryaha ardayda oo aad u ballaaran

Warbixinta baahida guryaha ardayda oo maqal ah
4:25 min

Waxaa si aad u sii yaraanaya guryaha ardayda ee laga dhsio dalka Iswiidhen iyada oo halka ugu daran ay tahay magaaladda Stockholm, sida ay tusmeyneyso warbixin ay soo saartay hay’ada Boverket.

Warbixinta ayaa soo jeedineysa sida ugu dhaqsiyaha badan ee loo dhiso karo iyada oo ahmiyad la siineynin halka laga dhisayo guryaha in ay tahay meel buuq badan iyo in kale. Hindisaha ayaa waxaa soo dhoweeyay Theo Strömdahl Östberg oo ah madaxa ururka ardayda ee Stockholm (SSCO) iyada oo uu sheegay in baahida aqalada ay degaan ardayda ay tahay mid aad u weyn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".