Awoodda dhaqaale ee qooysaska ayaa sida dhaqaalaha dalka

Kartida dhaqaale ee qooysaska dalkan Iswiidhen ayaa weli mashiin u ah kobaca dhaqaalaha ee dalkan, sida uu war-bixintiisii bisha luulyo ku daabacay machadka heehaabka dhaqaaluhu.

Saddexda bilood ee foodda innagu soo haysa waxaa la rajeeynayaa inuu kor u kaco heerka awoodda iibsi ee bulshada, waa sida ay qabaan mulkiileyaasha ganacsiga dalku. Sidoo kale dabeeyl neecawi la socota ayaa u dhacaysa mulkiileyaasha adeegga dhismaha iyo shirkadaha adeegga, halka shirkadaha wax soo saarku ku jiraan halgan sidii ey uga xagaa bixi lahaayeen dhaqaalaha cakiran ee caalamku ku sugan yahay.

Machadka heehaabka dhaqaaluhu wuxuu sidoo kale sheegay inuu kobaca dhaqaale ee dalku ku sii sugnaan doono heer hoose.

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista