Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirka: American College of Radiology/Linda Forsell. Scanpix

Baaritaano badan oo lagu ogaan karo saadaasha cudurka kansarka naasaha.

Dumar badan oo lagu sammeeyay qaliinka kaankarada naasaha ayaa heli kara hanaan la hubo oo fudud oo ay ku ogaan karaa warbixinada haddii uu kaankarada y fideyso ama ay ku soo noqoneyso.

Arrintan ayaa waxaa sheegay cilmi baare ka tirsan jaamacada magaalada Lund oo tobankii sano ee ugu dambeeyay daraasad ku sammeeyay dumar gaaraya 500 oo lagu sammeeyay qaliinada kansarka naasaha..

Imminka waxaa keliya oo baaritaan lagu sammeeyaa qanjirka kansarka ee qofka laga saaray haddii ay jirto qatar ah in uu sii fido balse sidoo kale waxaa haboon in laga baaro dareeraha midab laawaha ah ee unugyada jirka qeybaha u dhow halka laga saaray qanjirka in kansarka uu ku fiday , ayay leedahay dhaqtarada taqasuska qaliinada ee cisbitaalka jaamacada gobolka Skåne Lisa Rydén.

/ Vetenskapsradion.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".