Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i en industrilokal. Giftig rök sprider sig österut mot Giraffens köpcentrum. Alla som befinner sig i området bör bege sig därifrån. Boende i området uppmanas att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Kalmar.
(Publicerat igår kl 17.16)

Wiilasha oo aan helin warbixino ku saabsan caafimaadka galmada

La daabacay onsdag 31 juli 2013 kl 11.49
Sawirle: Scanpix

Nimanka dhallinta yari ma helaan macluumaad ku saabsan caafimaadka galmada la xiriira oo iyaga toos ugu socda oo u dhigma macluumaadka ay gabdhuhu helaan. Sidaas waxaa sheegay machadka ka hortagga cudurada faafa oo hadda dheereynaya ololihiisii wacyi-gelinta oo ay ka mid ahaayeen in wiilasha ama ragga dhallinta yar loogu qaybiyo cinjiro ama kondhoomyo.

Ololahaan oo loogu magac-daray "kondhoomku waa lacag la’aan" waxaa looga gol leeyahay in sare loogu qaado caafimaadka la xiriira galmada ee ragga da’doodu u dhexeyso 18 ilaa 24 sano.

Sababta kale ee hadda wiilasha diiradda loo saarayo waxay tahay in aysan wiilashu ama nimankdhallinta yari isaga baarin cudurada faafa sida gabdhaha oo kale.

Isha: P3 Nyheter

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".