Hay'ada xaduudaha Yurub ee Frontex oo ilaalineysa xadka u dhaxeeya Grekland iyo Turkiet. Foto: Scanpix.

Qaxootiga Suuriya oo aan soo gaari kareyn Iswiidhen

4:49 min

Tallaabooyin cusub oo dalalka dhaca koonfurta Yurub ku adkeeyeen ilaalinta xaduudhooda ayaa ka hortaagan boqolaal qaxooti siiriyaan ah in ay magan gelyo ka soo doontaan dalal ay ka mid tahay Iswiidhen. In badan ayay u suuragelin in ay ka soo tallaabaan xaduudahaasi la adkeeyay ee koonfurta Yurub sidaasi daraadeed hay’adda socdaalka Iswiidhen ayaa soo saartay warbixin tirakoob ah oo k hadleysa tirada qaxootiga ee sanadkan imaan kara dalka.

Hoos ka dhageyso warbixinta oo maqal ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista