Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhen oo kaalmo dhaqaale siineysa dadka Suuriya

Waxay dowladda Iswiidhen kordhineysaa taageerada dhaqaale oo ay siiso dalka Suuriya. Dowladda ayaana go’aansatay in ay dadka Suuriya u fidiso lacag gaareysa 42 milyan oo karoon.

Lacagtaan dowladdu go’aamisay waxay inteeda badan ku baxeysaa dib u dhiska qaybaha dalka oo ay mucaaradku ka taliyaan.

Qaybo ka mid ah lacagtaanina waxaa wax looga qabanayaa horumarinta xuquuqda aadanaha iyo dimoqraadiyadda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".