Katrin Stjernfeldt Jammeh (S), Guddoomiyaha maamulka Malmö. Sawirle: Stig-Åke Jönsson / SCANPIX

Baaritaano la xiriira dambiyada naceybka oo ka socda Malmö

''Ashtakooyinka laga soo gudbiyo dambiyada nacabka qowmiyad ku qotomo''
6:01 min

Waxaa la filayaa in baaritaanada mira dhalkooda uu noqdo  in dacwado la soo oogo oo heer maxkamad lala isla tago. Dhinaca kale tirada dacwooyinka la soo gaarsiiyo booliska ee la xiriira naceyb lala beegsado qowmiyadaha ama bulshada qeybo ka mid ah    ayaa ku soo badanaya magaalada Malmö laakiin bileyska ayaa u arka in in dadka ay aaminaad dheeri ah u hayaan howlaha booliska.

Thomas Bull waa madax dambi baare waxuuna hoggaamiyaa qeybta booliska magaaladda Malmö ee la socodka dambiyada naceybka ee qowmiyad lala begsado waxuuna sharxya shanta kiis ee baaritaanadooda hadda uu socdo:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".