Sawirka: Montage: Sverigesradio

Cuntada ku badan tahay dufanta oo horseedi kara cuduro halis ah

''Habka nololeedka LCHF-kost oo laga deyriyay''
2:24 min

LCH-kost, oo ah hab nololeed uu qofka yareynayo cunooyinka ay ku jiraan kaarbon heydaraat, uuna aad u u quuto cunada dufinta ama subaga leh si uu isaga ilaaliyo buurnida ayay khubaro ku xeel dheer hab nololeedka cunada waxay sheegayaan in uu yahay mid xambaarsan halis weyn oo ah in qofka ay ku dhacaan cuduro sida stroke ama wadne xanuun.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".