Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Qoysaska Muslimiinta oo qarash badan kaga baxo Ciidul Fitriga.

La daabacay onsdag 7 augusti 2013 kl 13.46
''Qoysaska oo qarash ku bixiya dabaal-dega Ciidul Fitri''
(7:21 min)
Macmacaanka ayaa ka mid ah cunooyinka sida aad ah loo cuno dabaal-dega Ciida. Sawirle: Marie Hedlund/SR Väst.

Qoysaska Soomaalida iyo kuwa kale ee ka yimid dalalka Islaamka balse ku nool Iswiidhen ayaa qarash badan waxay ku bixiyaan dabaal-dega Ciidul Fitriga oo dadka Muslimiinta u dabaal-degaan dhammaadka bil walba oo Ramadan.

Lacagaha qoysaska kaga baxa Ciida ayaa inteeda badan aada cunooyin kala duwan oo ay isku casuumaan sida  dhar iwm.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".