Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Waalidiinta ku nool Iswiidhen oo uu badan yahay stress-kooda

La daabacay onsdag 7 augusti 2013 kl 15.05
''Waa ay adag tahay in la isku keeno himalooyinka waalidiinta iyo koriimada caruurta''
(6:18 min)
Waxaa ugu daran waalidiinta keliga ah ee mas'uuliyada barbaarinta caruurta keliggod haya. Sawirle: Hasse Holmberg/Scanpix

Waalidiinta ku nool dalka Iswiidhen ayaa ah kuwa  leh himilooyin sare misana stress-kooda ka badan yahay waalidiinta kale ee ku nool qaarada Yurub qeybaheeda kale. Waxayna tani sababeysa in ay adkaato in waalidiinta ku dhaqan Iswiidhen isu keenaan nolosha qoyska iyo shaqada, sida ay muujineyso daraasad cusub oo la sammeeyay.

Waalidiinta keliga ah ayaa ugu daran waana mid aysan fahamsaneyn bulshada inteeda kale. Waxaa waalidiinta keliga ah ka mid ah aabe la yiraahdno Hanns Boris kuna nool magaaladda Jönköping waana qof dareema culesyka stress-ka ee laga hadlayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".