Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Siyaasi labo sanno la xukumey kadib markii uu kufsadey ruux ay sidaada iskula jiraan.

La daabacay måndag 12 augusti 2013 kl 12.14

Siyaasigaan oo ka tirsanaa golaha degmada Bohuslän ayaa maxkmad maanta ku xukuntey labo sanno oo xarig ah. Kufsiga ayaa ka dhacey hotell ku yaal magaalada Stockholm bishii may, ruuxa uu ninkan kufsadeyna waa ruux ay siyaasada ku wado jiraan.

Xukunka ay ridey maxkmada Stockholm tingsrätt ayaa sidoo kale ka micno ah in ninkan uu siiyo mag-dhow 115 000 oo karoon haweeneyda uu kufsadey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".