Waxyar ka hor: haweeney dabaqa sadexaad ka soo dhacdey.

Svt nyhter ayaa hada warisey in haweeney daqaba sadexaad ka soo dhacdey guri ku yaala magaalada Malmö.

Alarmka arinta ku sabsan ayaa yimid sida ay sheegtey Svt nyheter saacado markey aheyd 11 galinka hore isniinta. Haweeneyd ayaa miyir qabtey markii gurmadka badbaadada goobta soo gareen ayada oo haweeneyda u qaadey hosbitaalka.

Booliska ruux ayey ka xaystey si ay u wareystaan. Waxuu sidoo kale booliska albaabada ku garaacayaa dadywoga ku nool guriyaha ka ag dhow meesha shilka ka dhacay. Laakiin booliska weli ma sheegin in arintaan faldanbi ku lug leeyahey iyo inkale.

Isha: Svt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".