Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tuhun dil ilmo oo ka dhacay Nynäshamn

Saakey waxey booliska ka helen ilmo meyd ah guri ku yaaala magaalada Nynäshamn. Booliska ayaa tuhmaya in meyd ilmaha ay ka danbeyso fal-danbiyeed. Ruux booliska wacay ayaa hada boolsiska u hayaan tuhunka ah dilka ilmahan, sida laga soo xigtey booliska Södertörn.

Benita Nilsson oo warbaahinta u qaabilsan booliska Södertörn ayaa ka gaabsatey in ay faafaahin ka dhiibto ilmaha geeriyoodey da'diisa iyo xiriirka kala dhaxeeya ruuxa booliska u qabteen tuhunka.

- Alarmka waxuu na soo gaaray saakey aruurtii sacaado markey aheyd sagaaalkii subaxnimo. Farsamo yaqaanada ayaa hada baaritaan ku haya meesha laga helay ilmaha , ayey tiri.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".