Foto: Thomas Artäng/Sveriges Radio

Yasin: Iskuduubni darro ayey wax la qabsoomi la' dahay maanta

In aqoonta wadaaddada kor loo qaado si ey gacan uga geeystaan howlaha bulshada
29 min

Dalka Iswiidhen ayuu ka jiraa nidaam lagula xiriiri karo telefoonka degdegga ah habeennimadii wadaaddo kaniisadaha ka howlgala oo ey la sheekeeysan karaan ama kala xaajoon karaan dhibaatooyinkooda iyo welwelka nafisyan uu shakhsigu qabo. Halkaasina oo ey habeenkii keliya qiyaastii 200 oo ruux falkaa ku tallaabsadaan. Nidaamkaasi oo lagu magacaabo ”heeganka wadaaddada” ayaa soo jireymuddo kontameeyo sannadood kor u dhaafeya.

Door intee le’eg ayey howlaha noocaasiya ka geeysan karaan wadaaddada muslimiinta iyo ururrada ajaaniibta, qaasatan kolka laga hadleyo kuwa soomaaliyeed. Amuurtaa ayaan haddaba wareeysi kala yeelaney Yaasiin Ekdahl oo ku takhasusay culuunta cudurrada maskaxda, isagoona noo sheegay in dhibaatooyinka ey soomaalidu la qabaan reer Iswiidhen, hase yeeshee ey u dheer yihiin xaalado ey ka mid yihiin howlo ey ka mid yihiin dalka iyo nidaamka dalka oo ku cusub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".