Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iskuulada gaarka loo leeyahey dhaqaalahooda la kontoroolayo

La daabacay onsdag 14 augusti 2013 kl 10.00

Madaxa hayadda kormeerta iskuulka Skolinpektionen Anne-Marie Begler ayaa qabta iskuulo badan oo gaar loo leeyahey ay kici doonaan sannadyada soo socda. Sababta ayey ku sheegtey in ay tahay tartanka iskuulada gaarka loo leeyahey u dhexeeya oo aad u adkaadey iyo ardeyda oo yaraatey.

Si hadaba looga hortago in ardeyda dhigta iskuuladaas meel cidlo ah ku soo dhacaan ayey Begler dooneysaa in hayadda la siiyo awood dheeraad ah oo ay ku kontorooli karaan dhaqaalaha iskuulada gaarka loo leeyahey.

Bishii Jun markii shirkada JB la yiraahdo oo iskuulo badan gaar u lahaa ay kacdey, kadibna ay meel cidlo ah ku soo dhaceen kumanaan kun oo ah ardey dhiganeysey iskuulada shirkadas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".