Dhowr boqol oo ruux oo socdaal ku soo marey 60 mayl. Foto: Asylstafetten 2013

Socdaal 60 mayl ah oo gebagebo ku sugan

Hanad: Dhallinyaradu wax taageero ah kama helaan Soomaalida dalkan ku sugan
7:40 min

Magaalda Istockholm waxaa maanta soo gaaray rahantii socdaalka uga soo kicitintey magaalada Malmö ee Gobolka Skåne, goolkooduna ahaa faras-magaalaha Istockholm oo maalinta axadda 18-ka bishan agoosto lagu soo gabagabeeyn doono goolkii ey ka lahaayeen dawaafka 600 ee kiiloomitir, kaasina oo soo bilowday 14-kii bishii luulyo. Cabdi Cali Hanad, wuxuu ka mid ahaa dhallin-yaradii socdaalka ka qeyb qaadatey:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".