Foto: Johanna Johansson/Sveriges Radio

Haween badan oo waxbarashada ciidamda qaata

Waxaa caadi Iswiidhen soo noqonaya in haween badan dalbadaan tacliinta ciidan ee aas'aasiga ah sida uu wariyey wargeyska Arbetarbladet.

Sannadkan 33000 oo qof ayaa dalbadey tacliinta hoose militeriga, Boqolkii 20 dadyowgas ayaa ahaa dumar.

Waa isbedel weyn marka loo barbardhigo xilligii ay waajibka aheyd tobabarka ciidamada markaas oo ay dumarka boqolki shan keliya ka ahaayeen tobobarka ciidamada

Isha. Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".