Abdiqani Moxamed waxey jamacada isla dhigan jireen Abdirahim oo lagu diley shaley Muqadisho. Sawirle: Warsame Elmi/Sverigesradio

Abdiqani: Abdirahim waxuu Mogadishu u tagey halgan ka dhan ah qabyaalada

"Abdirahim waxuu ahaa nin qaali ah
5:16 min

Waxey aheyd shaley markii Abdirahim Hassan oo ka tirsanaa laanta dhallinyarada xisbiga Vänsterpartiet lagu diley Mogadishu, laguna dhaawacey Ann-Margarethe Livh oo ayana ah madaxa Vänsterpariet laantiisa Stockholm.

Abdiqani Moxamed oo asaga iyo Abdirahim ka wado dhigan jireen culumta siyaasda jamacada   Stockholm islamarkaana saaxiibo ahaa ayaan waxaa ka wareysaney shaqsiyada iyo ruuxa uu ahaa Abdirahim Hassan.  

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".