Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

TALO SOO JEEDIN: In la sahlo ugaarsiga uubatada

Sawirle: Jonas Ekströmer/Yvonne Åsell/Scanpix. Montage: Sveriges Radio.

Talo ayaa lagu soo jeediyey sahlidda ugaarsiga uubatada iyo sidoo kale in kor loo qaado mag-dhowga xoolaleyda ey uubatadu xoolaha ka wax-yeeleeyso, sida uu soo jeediyay guddiga Uubatada oo maanta soo ban-dhigay baaritaankiisii.

Wuxuu kaloo guddigu soo jeediyay in sidoo kale la qaado ugaarsigii laysanka ku saleeysnaa ee la joojiyay - kolka ay kor u kacdo tirada uubatada dalka ku dhaqan.

                                                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".